daajis.com:- Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa Isniinta maanta ah la hadlay ciidamada ku sugan magaalada Kherson ee dhowaan la xoreeyey isaga oo sheegay in Ukraine ay “diyaar u tahay nabad.”
Booqashada Madaxweynaha ee Kherson ayaa timid maalmo un kadib markii ciidamada Ruushku ay dib uga gurteen magaaladan ku taalla koonfur-bari dalkaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:15 and have
, Published at