daajis.com:- Magaalada Kismaayo waxaa maalmahaan ka socday kulamo looga arrinsanayay sidii Al-shabaab looga xoreyn lahaa degmooyinka ay ka joogaan gobolka Jubada Hoose .
Kulamadaasi oo lasoo gabagabeeyay ayaa markii ay soo dhammaadeen wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad waxaa uu ka wareestay Gudoomiyaha gobolka Jubada Hoose Cabdirashiid Cabdullaahi Cali Gooni waxaana uu ugu horreyn weeydiiyay waxyaabihii kasoo baxay kulamadaasi.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:33 and have
, Published at