Askarigii dhabarka kaga istaagay George Floyd oo la xukumay.

Askarigii dhabarka kaga istaagay George Floyd oo la xukumay.

daajis.com:- Askari hore oo ka tirsan booliska gobolka Minneapolis isla markaana dhabarka kaga istaagay George Floyd oo ahaa ninkii madowga ahaa ee lagu dilay Mareykanka ayaa lau xukumay 3 sano iyo bar kadib kaalintii uu ka qaatay falkaas.

J Alexander Kueng ayaa qirtay dambi ah in uu ka qeyb qaatay ku lug lahaanshaha iyo dilka darajada koowaad bishii Oktoobar.

Askarigan wuxuu kamid ahaa afar sarkaal oo boolis ah o lala xiriiriyay dilka xilli laga soo duubay muuqaal.

Dilka George Floyd oo dhacay sanadkii 2020 waxay caro weyn ka dhalisay caalamka, Mudaharaadyo looga soo horjeeday cunsuriyadda ayaa ka dhacay dalal ka mid ah caalamka, iyadoo looga fal celinayo dhimashadaas.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada